Deg Deg:Wariyaasha Laascaanood Oo Ku Dhici Waayay in ay Baahiyan Dagaalkii Xalay,

Mudo Ku dhow 20 Saac ayaa laga jooga Dagaal Xalay Ciidamada Khaatumo iyo Maleeshiyada SNM ku dhexmaray magaalada laascaanood .

Dagaalkaasi oo Sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo aad u baaxad weyn ayaa looga digay in ay baahiyan wariyaasha laascaanood.

Dagaalkan oo khasaare weyn ka soo gaadhay maleeshiyada snm ee laascaanood ayaa looga digay saxaafada in ay baahiyan.

Maamulka Gobolka ee SNM ayaa wariyaasha ugu Hanjabay Dil halka qaarna laalush lagu siiyay in aysan Baahin dagaalkii xalay lagu jabiyay maleeshiyada SNM.

‘Warbaahinra qaar waa loo hanjabay qaarna laalush ayaa la siyay si aysan warkan u baahin’ ayuu yidhiw arye ka trsan warbaahinta gobolka sool oo khaatumonews la hadlay,