Deg Deg::Laba Beelood Oo Isku Soobax ka dhigay Muqdisho Iyo Somaliland iyo puntland Ugu Badan Barlamaanka Mooshinka Farmaajo kawada,

Muqdisho;KhaatumonewsMagaalada Muqdisho waxaa ka socda mudaharaad uu soo abaabulay Raysal wasaaraha soomaaliya Xasan Cali khayre,

Mudaharaadkan Oo ka socda qeyb kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dhigaya Beelaha Murursade iyo mareexan oo ay Ka soo kala jeedaan Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare khyare.

Dhanka kale Waxaa Ka soconaaya Magaalada Muqdisho Shirar Culus oo isdaba jooga oo ay leeyihiin labada Garab ee barlamaanka soomaaliya ee mooshinka  ka kala wada madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiye mursal,

Ilo Xogogaal ah ayaa Khaatumonews u sheegaya in Madaxweyne Farmaajo qarka u saran yahay in la Tuuro Marka la eego Laalushka badan ee Dawlada Imaaraadku ku bixinayso Riditaanka Madaxweynaha iyo Siyaasiyinta Beesha Hawiye OO Ka midaysan in Xilka Laga tuuro Madaxweynaha.

Xoogta Khaatumonews.com Helayso waxaa ay sheegaysa in Barlamaanka Mooshinka Keenay U Badan yihiin kuwo ka soo kala Jeeda Puntland iyo Galmudug somaliland,

Barlamaanka Soomaaliya Ayaa hada wajahaya xaalad xaasaasi ah oo aan Farxad Galin shacabka soomaaliyeed,

KHAATUMONEWS.COM