Deg Deg:-Mujaahid Farxaan Oo Lagu Asaayo Magaalada …

Waxaa Hada Ka socda Magaalada Boocame Gobolka Sool Aas Qaran oo Loo Samaynaayo Taliye KU xigeenkii Ciidamada Khaatumo Mujaahid Farxaan Maxashwaan,

Mujaahid Farxaan ayaa Ku Dhintay Xalay Dagaal Dhexmaray Maleeshiyada SNM iyo Ciidamada Maamulka Khaatumo.

Saraakiisha ciidanka  Khaatumo U Hogaaminaayo Taliya Guud ciidamada Khaatumo Kornayl Faysal Falaalug  ayaa Aas Qaran ugu Samaynaaya Marxuun Mujaahid Farxaan Degmada Boocame.