Deg Deg Daawo Video:Banaanbax Gobolka Sanaag Ka dhacay Oo Farmaajo Lagu Taageerayo

Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag waxaa Ka dhacay Mudaharaad Xoogan Oo lagu taageeraayo Madaxweynaha Jamuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Loogana Soo Hor Jeedo Mooshinka Laga Keenay Madaxweynaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO