Siyaasiga Caanka Ah salaad Cali jeeleĀ Oo Goordhaweyd La hadlay Warbaahinta waxaa uu ka hadlay Mooshinka Laga Keenay Madaxweynaha Qaranka soomaaliya Mudane Farmaajo.
Mooshinka Ayuu ku tilmaamay Salaad mid lagu Dabraayo Xawaaraha iyo Guulaha xukumada Madaxweyne Farmaajo.
Dhanka kale Salaad ayaa sheegay in Mooshinkan ay maalgalinayan Wuxuu ugu yeedhay Argagixso,