Deg Deg Daawo Video::-Baaxada Mudaharaadkii Muqdisho ka dhacay,

Sidii Aanu Hore Wararkeena Idiin kusoo Gudbinay Waxaa Magalada Muqdisho Ka dhacay Banaanbax aan saas u weyneen oo Dhalinyaro Caruur iyo Dumar u Badan oo Si Qabiilaysan U Difaacaya Madaxweynaha soomaaliya iyo Raysal wasaaraha soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mudaharaad aan baaxad Weyn Lahayn ayaa Ka soo Muuqday Warbaahnta maanta Kaaso Lagu Diidan yahay  Mooshinka Xilka Looga Turaayo Madaxweynaha Qaranka Farmaajo.