600 War Deg Deg Ah Daawo Video:Mooshin Laga Gudbiyay Caawa Madaxweyne Farmaajo iyo Tirada Barlamaanka. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo Video:Mooshin Laga Gudbiyay Caawa Madaxweyne Farmaajo iyo Tirada Barlamaanka.

Muqdisho{Khaatumonews}Waxaa goor dhow Hindisaha xil ka-qaadista Madaxweyne Maxamed cabdulaahi Farmaajo   loo gudbiyey gudoonka sare ee golaha shacabka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa aqbalay Hindisaha Mooshinka ka dhan ah Madaxweynaha sida aan wararka ku heleyno.

Tirada rasmiga ah ee Mooshinka ka geysay Madaxweynaha weli lama oga, balse Madaxweynaha ayaa waxaa mooshin ka keeni kara ugu yaraan 92 Xildhibaan oo ah saddex meel hal meel tirada guud ee baarlamanka.

Mooshinka oo ah mid xil ka qaadis ah ayaa la saaray shaabadda Xafiiska Guddoomiyaha Golaha shacabka, taasoo ka dhigeysa mid sharci ah, iyadoo arintan ay sii kordhineyso xiisadii maalmahaanba ka jirtay madaxtooyada iyo guddoonka Baarlamanka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...