Deg Deg Daawo Video:Musharax Qalbi Jab Ku Riday Madaxweyne Gaas,Iyo Xabado Lagu Riday.

Xili Siyaasada Maamulka Puntland ay Marayso Meel xaasaasi ah islamarkaana ay Iska soodaba dhacayan musharixiinta U Ordaaya xilkaasi ayaa maanta waxaa Garoowe Soo Gaadhay Musharax Asad Diyaano .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Musharax Asad Diyaano ayaa si aan hore loogu soodhaweyn Musharixiintii Hore ayaa loogu soodhaweeyay Garoowe iyadoona Madaxweyne Gaas Uu aad Uga Xumaaday heerka Loogu Soodhaweeyay Musharaxa.

Dhanka kale Waxaa wararka Khaatumonews.com Helayso sheegayan in soodhaweynta Musharax Diyaano ay Arbush ku sameeyen ciidamo u Daacad ah gaas kuwaaso Xabado Ku riday Warbaahinta Qaar oo halkaasi ku sugnayd oo wadatay hawl maalmeedkooda duubaysayna soodhaweynta.