Ciidaamo Kamid ah Kuwa Deegaanka Buuhoodle Una badan Beelweynta Cali Gari axmed ayaa Isku Dhiibay Jabhada SNm Kuwaaso Tiro ahaan sheegay in ay yihiin 200 Oo Maleeshiyaad Ah.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeenta Maamulka SNM Mr Qambi iyo Taliyaha Maleeshiyada Caro weyn Abokor Sulub ayaa Ku soodhaweeyay Maleeshiyaadkaasi Deegaanka Caro weyn.