Daawo Video:-Xidigaha Hargaysa Oo Soo Qaaday Hees ay Ku Taageerayan Musharax Somaliland Dani ugu Jirto.

Fanaaniinta Somaliland Ee loo Yaqaan Xidigaha Hargaysa ayaa Soo qaaday hees ay Ku Taageerayan Musharax Khaliif Ciise Mudan oo ah Musharax Ay somaliland u aragto in uu yahay Nin Taageero iyo wadashaqayn ay Ka helayan oo Badalaya jawiga Coladeed Ee Gaas,

Halkan Ka Daawo Video