Daawo Video:War Farxad leh Oo Ku Socda Bulshada Gobolka sool yo Guud ahaan Gobolada SSC

Bulsho weynta Reer Khaatumo gobolada SSC sool,Sanaag Cayn waxaa Loogu Bushaaraynaya In Hospitaalka Gargaar Laascaanood uu U hayo Bulshada adeegyo u Baahan inay Ka Faa;idaystan Kuwaaso Bilaash iyo Qiimo Dhimis leh,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Adeegyada Hosbitaalka Gargaar usoo Bandhigay Bulshada Waxaa kamid ah Adeega Dhalmada haweenka Guud ahaan waa bilaash Maaliwalba oo khamiisa cardku waa bilash, waxaa kaloo qiima dhimis lagaaga dhigay altarasomka iyo kabayutarka wadnaha ACG %50 oo ah 5 dolar oo kaliya