600 War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Oo Soo Saaray War Ka Nixiyay Farmaajo iyo Khayre, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Oo Soo Saaray War Ka Nixiyay Farmaajo iyo Khayre,

Muqdisho{Khaatumonews}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kahor yimid kala diristii muranka badan dhalisay ee guddiga Maaliyada iyo miisaaniyada ee golaha Shacabka.

Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha golaha Shacabka ayaa lagu faray Guddiga maaliyada iyo miisaaniyada in shaqadooda ay sii wataan soona dhameystiraan xisaab xirka misaaniyaddii sanadka 2017 iyo miisaaniyadda sanadka 2019.

Gudoomiyaha golaha shacabka qoraalka uu soo saaray ayaa sidoo kale lagu faray Xukuumadda inay u hoggaansanto shaqada Guddiga Golaha Shacabka ee kor joogteynta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,
- Jan 22, 2021
Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas ...