War Deg Deg Ah:Ganacsade Reer Buuhoodle Ah Lagu Dilay Boosaaso
December 8, 2018
Boosaaso{Khaatumonews}Waxaa Caawa Magaalada Boosaaso Lagu Dilay Muwaadin Reer Khaatumo ah oo Kamid ah Ganacsatada Gobolka Bari.
Ganacsadahan Oo lagu Magacaabi jiray shaafici Abdilaahi Maxamed ayaa Lagu dhex toogtay Hoyga Ganacsi ee u kulaha Magaalada Boosaaso.
Marxuunkan ayaa Noqonaaya Kii Sadexaad Ee Ka soo jeeda Gobolka Cayn ee Mudo Laba Bilood Gudeheed ah Lagu Dilo Magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso,