Musharax Faarax Cali shire kamid ah Siyaasiyiinta u Tartamaaya xilka madaxweyne Ee maamulka Puntland ayaa Si Adag u Weeraray Madaxweynaha Sodonka Casho u Hadhsan Tahay ee C/wali Gaas.
Halkan Ka Daawo Video
Faarax Cali Shire ayaa Nasiib Daro ku Tilmaamay in Laba Wareegto ay Soowada Saaran Gaas iyo KU xigeenkiisa Islamarkaana ay tusaale u tahay Khilaafka Gaas iyo Camey inay Kow Ka tahay Waxyabaha Curyaamiyay Shantii Sane La soo Dhaafay maamulkii ay Madaxda Ka ahaayen Gaas iyo Camey.