Waxaa Hada Badhtamaha Magaalada laascaanood lagu Toogtay Sadex kamid ah maleeshiyaadka Maamulka SNM Ee Ku sugan Gobolka Sool.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Maleeshiyadan Lagu Dhaawaqay Badhtamaha Magaalada ayaa Ka Kooban Sadex Askari oo ka soo Jeeda Beesha isaaq.
Weerarkan waxaa fuliyay mid kamid ah Shacabka Gobolka sool oo ku hubaysan Qoriga loo yaqaan Akeega .
Sida weerarkan u dhacay ayaa naloo xaqiijiyay inay tahay kadib markii ay maleeshiyaadkaasi isku dayen inay ka qaadan ninkaasi shacabka ah qoriga balse waxaa uu isna ku furay rasaas.
Xaalada laascaaood ayaa hada kacsan mana jirto wax war intaasi dheer oo ka soo baxay,