Sarkaal Hore uga mid ahaan Jiray Ciidamada Difaaca Puntland islamarkaana dhawaan uu xilka ka qaaday madaxweynaha puntland cabdiwali gaas ayaa mar kale digniin u diray madaxweynaha puntland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
‘Kama yeelayno inuu Puntland burburiyo C/weli Gaas’ ayuu yidhi Afhayeenka Ciidamadda Daraawiishta General Axmed Layli oo shir jaraa id ku qabtay garoowe,