Deg Deg Daawo Video:Mudaharaad Taleex Ka Dhacay iyo Isimo ka qeyb Galay.

Maalmihii ugu Danbeeyay Waxaa deegaanka Taleex ka soconaayay Shir Nabadeed Oo LaguĀ  dhamenaayo Colaadii Mudada dheer ka jirtay deegaankaasi.

Halkan Ka Daawo Video

Magaalada Taleex waxaa Maanta Ka dhacay Mudaharaad Balaadhan oo Ay Ka soo Qeyb Galen Bulshada gobolka Taleex iyo Ergada nabada ee Ku sugneed Taleex waxaana kamid ahaa ka soo qeyb galayaasha Garaad Saleeban iyo Boqor Burhaan Boqorka Beelaha Daarood.

 

Ujeedka Isku soo baxan ayaa aha mid lagu Taageeraayo Heshiiska Nabada iyo Qodobadii ka soo baxay Shirkii Nabada Lagu so xidhay Deegaankaasi,