Cabdiwali Cilmi yare oo dhawaan Lagu dilay gaalkacayo kadib markii uu sheegtay in uu yahay Nabi islamarkaana dhawr mar uu Aflagadeeyay Nabi muxamed CSW ayaa mucjiso waxaa ay ka dhacday Qabrigii lagu aasilaha.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Eheladiisa iyo dadka kale Islaamka ahi maysan imaan qabriga Ninkaasi balse koox kamid ah kooxdiiisa uu Marin Habaabiyay ayaa isku dayday inay aasan balse waxaa ay la kulmen mucjiso kadib markii uu u Qodmi waayay qabrigii.