Deg Deg Daawo Video:Dhakhaatiirta Hargaysa Oo Ka Digtay Arrin Halis ah Oo Haweenku Caado Ka Dhigten.

Dhakhaatiirta Magaalada Hargaysa ayaa ka digay arrin halis caafimaad leh oo inta badan haweenka soomaaliyeed  uga mid ah nolol maalmeedkooda caadiga ah.

Halkan Ka Daawo Video

Daawooyinka la isku cadeeyo ee haweenku inta badan isticmaalan ayaa la ogaaday in laga qaado xanuuno halis badan oo kamid ah Kansarka iyo kuwo kale oo badan,