Deg Deg Daawo Video:Dalka Soomaaliya Oo Lagu Sameeyay Markii ugu Horeysay Baaburtan Aan Xabadu Karin.
Tijabadii ugu horaysay ayaa lagu gulaystay in dalka Soomaaliya lagu sameeyo Gawarida aan xabadu karin oo aad qaali u ah laguna sameeyo kaliya wadamada horumaray waxaana sameeyay maxabiista saldhiga dhexe ee casimada dalka muqdisho.
Halkan Ka Daawo Video
Madax Ka tirsan dawlada Soomaaliya uuna kamid yahay Gudoomiyah aqalka sare xildhibaano saraakil ciidan ayaa booqday goobta lagu samaynaayo baaburtaasi oo ku dhex taal saldhiga dhexe ee casimada muqdisho.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.