Garoowe{Khaatumonews}Saleebaan Maxamed Mire iyo Ex Xildhibaan Faarax Sulub iyo Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Joofey oo kamid ah Masuuliyiinta Beesha Barkad ee U tartamaaya xilka Xildhibaan Ee Beesha Barkad ayaa maatna Warbaahinta Kula Hadlay garoowe.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Xubnahan Oo Kamid ah Musharixiinta waxaa ay si yaabo kala duwan uga hadlen xaalada Uu ku sugan yahay Labada Boos Ee Beeshu ku leedahay Maamulka Puntland iyo Wareer Siyasadeed oo Hadheeyay.
Isku Soowada duubo khilaafkan Beesha Ka dhex aloosan ayaa lamid ah mid ka dhex aloosan dhamaan xubnaha kale Beelaha SSC balse waxaa Dadaal dheer ku jira in uu ku dhameeyo waji fiican garaadka Beesha Barkad garaad Cabdirashiid Xili Maalmo kooban inaga xigan Doorashada Barlamaanka Cusub Ee Puntland 2019