Waxaa Magaalada Garoowe Warbaahinta Kula hadlay in ka badan 16 Musharax oo Sheegay in ay taageersan yihiin Go aankii madaxweyne Ku xigeenka Puntland Uga Horyimid Gudigii Uu magacaabay madaxweynaha Puntland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!