Magaalada taleex Xarunta Daraawiishta ahna xaruntii Halganka soomaaliyeed Ayaa waxaa ka furmay shir balaadhan Oo Lagu Heshisinaayo Beelaha Deegaankaasi,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Boqorka beelaha Daarood boqor Burhaan boqor Muuse iyo isimo ugu waaweyn beelaha Dhulbahante iyo simo kal socda deegaamada kale ee Puntland ayaa gudaha degmada kaga dhawaaqay In uu Furmay Shirkii nabada Beelaha Nuur Axmed.