Deg Deg:Madaxweynaha Puntland Oo Hada Magacaabay 8 Xubnood Gudiga Khilaafaadka Barlamanaka Puntland.

Madaxweynah Puntland C/wali Gaas aya hada Wareegto madaxweyne Ku Soo saaray Xubno ka kooban Sideed Oo Ah Gudiga Khilaafaadka Barlamaanka Cusub ee Puntland 2019.

 

Xubna Madaxweyne gaas Magacaabay ayaa kala ah Sidan.

1-Caaqil Cismaan Ismaacil barre Gudoomiye,.

2-Maxamed Cabdikariim Maxamuud Xubin.

3-Burhaan Maxamuud Cilmi Xubin

4-Caydaruus Axmed Faarax Xubin

5-Axmed Cali cabdilaahi Xubin

6-Maxamed Abshir Garaad Maxamed Xubin

7-Xaaji Xuseen cali Xasan Xubin

8-Maxamed Cabdulqaadir Cismaan Xoghaye.