Deg Deg Daawo Video:Laascaanood Si Weyn looga Taageeray Musharax Madaxweyne Ee Puntland ah General Asad Diyaano.
Magaalada laascaanood ayaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu Taageeraayo Taliyihii Hore Ciidamada PSF Puntland General Asad Cabdilaahi Diyaano.
Halkan Ka Daawo Video
Dhalinyarada iyo Odayaasha Gobolka sool ayaa soodhaweeyay Musharaxan kadib markii uu shalay kaga dhawaaqay Boosaaso in uu Xilka madaxweyne Puntland U taagan yahay islamarkaana Uu hal ku dhig Ka dhigtay Laba Kooxod Lama Heshiin Doono Somalidiidka iyo Alshabab.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.