Daawo Video:Shirkii Jaaliyadda Isaaq Ee UK iyo Faratoon Oo Wali Aan Fahmin Qaabla La Isugu eekaysiiyo Wasiir Arrimo Dibadeed.

Magaalada Londoin waxaa ka furmay shir jaaliyadda isaaq la isugu ururinaayo taaso ku kala irdhowday Doorashadii Ka dhacday Dhamaadkii sanadkii 2017 Burco iyo Hargaysa.

Halkan Ka Daawo Video

Shirarka Jaaliyadda waxaa ka qeyb gali jiray oo Hormuud u ahaa Xubinka markaasi maamulka SNM ugu magacaaban wasiirka arrimaha dibada balse markan kama uusan qeyb galin xubinkaasi oo ahaa wasiir Faratoon oo ah Xubin Ku cusub Booskaasi Qaab Siyasadeed iyo Mid Beeleedba.

 

Badelka Faratoon waxaa galay Xubno wasiiro ah oo isaaq ah iyo Madaxweyne KU xigeenka SNM Saylici oo isagu mudo dheer ku jiray Maamul beeleedka isaaq waxna Ka garanaay qaabka Laxanka loo saaro ama loola hadlo jaaliyadda isaaq.

 

Faratoon oo shaqadan lahaa kama uusan qeyb galin sababo la xidhiidha isago aan famnayn qaabkii uu u wajihilahaa jaaliyadda isaaq ulana hadli lahaa maadaba uu yahay xubin aan qadiyada maamulkaasi dhaafsiisneen Bushmahiisa kaliyana mushahaar kula matanoobay maamul beeleedka snm.