Daawo Video:C/wali Gaas Oo Soo Bandhigay Ciyaar Uu Ku Mujinaayo in Markale Uu Ku Soo laabanaayo Xilka.

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali gaas ayaa maanta garoonka Kubada Basket ball ee magaalada garoowe Kusoo Bandhigay Ciyaar Uu Ku Mujinaayo Sida uu rajo Weyn ugu qabo in uu Mar kale Xilka Ku soo Laabto.

Halkan Ka Daawo Video