Maxamed kaahin wasiirka arrimaha gudaha maamul beeleedka snm ayaa ka hadlay hadalkii ka soo yeedhay madaxweyne Mustafe cagjar ee ku aadana in alshabab ay xidhiidh la leeyihiin maamulka snm.
Halkan Ka Daawo Video
Mr kaahin oo noqonaaya wsiirkii labaad u jawaaba madaxweynaha ismaamulka soomaalida ayaa hadalo aad u nugul kala dul dhacay madaxweynaha iyo maamulkiisa.