Deg Deg Daawo Video:Maamulka Somaliland Oo U Jawaabay Madaxweynaha Jigjiga,

Maamulka Somaliland ayaa Markii ugu horeysay Ka jawaabay hadalkii ka soo yeedhay madaxweynaha Ismaamulka somali State Mustafe Cagjar hadalkaaso ahaa in Somaliland ay soo abaabulayso Qaraxyo iyo Falal argagixiso lagu wax yeleeyo Amniga Ismaamulka somalida.

Halkan Ka Daawo Video

Wasiirka Arrimaha Dibada  maamulka SNM Faratoon la hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in Aysan waxba ka  jirin Hadalka Ka soo yeedhay Madaxweynaha  Jigjiga ee ah In Somaliland Xidhiidh la leedahay alshabab iyo inay Amniga Itoobiya duulaan ku tahay.