DAAWO VIDEO:-Cusbitaalka FAYO Laascaanood oo Soo Bandhigay Waxyaabihii u Qabsoomey Sanadkan?

Cusbitaalka FAYO Oo Ku yaaal magaalada Laascaanood Xarunta Gobolka Sool Ayaa soo bandhigay Waxyaabihii u Qabsoomey Sanadkan dhamaadka ah ee 2018 sida uu warbaahinta usheegay Dr xasan Coombe.

Halkan Ka Daawo Video