Magaalada Buuhoodle waxaa ka dhacdey xaflad lagu soo dhawaynayay degmada cusub ee puntland u magacowdey degmada ceegaag
December 1, 2018
Magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn waxa ka dhacdey xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay xaladan ayaa waxa uu jeedkeedu ahaa mid logu soo dhawaynayay degmada ceegaag oo ay dhawaan dowlada puntland u magacowdey degmo cusub oo ka tirsan gobolka cayn
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xafladaasi ayaa waxa kazoo qayb galay xubno ka socda golaha deegaanka buuhoodle ee putland waxgarad cuqaal iyo bulshada qaybaheeda kala duwan iyagoona si wada jira usoo dhaweeyay degmada ceegaag oo dhawaan dowlada putland u magacowdey degmo cusub oo ka tirsan gobolka cayn waxana hadaladoodi kamid ahaa.
Ugu dambayntiina xafladan ayaa kusoo dhamaatay jawi degen,