saacado kooban ay ka hadhsan tahay ku dhawaaqista liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo gacanta ugu jira gudida xalinta khilaafaadka iyo ansixinta ee gollaha wakiiladda Puntland ayaa waxaa magaalada Garowe ee caasimada Puntland ka socda abaabul xoogan oo ay wadaan musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada iyo isimadda dhaqanka PuntlandContinue Reading

Garoowe{Khaatumonews}Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warbaahinta Khaatumonews ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu safar aan horay loo shaacin ku tegey gobolka Mudug. Madaxweynaha Puntland ayaa booqashaddii aysan ka warqabin Waxgaradka iyo Bulshada Gaalkacyo, waxaana la sheegay in gudaha Madaxtooyadda Gaalkacyo uu kula shirsanContinue Reading

Cadaado{Khaatumonews} Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafti uu hoggaaminayey oo gaaray degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa loo diiday in lagu wareejiyo ciidan Itoobiyaan oo ay soo qabteen malayshiyo beeleed. Labo askari oo Itoobiyaan ah ayaa shalay galinkii dambe waxaa lagu wareejiyay waxgarad ka yimid dowladd deegaanka SoomaalidaContinue Reading

Waxaa Maanta dagan xaalada Gobolka Cayn gaar ahaan Tan deegaanada U dhexeeya Banyaal iyo Buuhoodle. Beelaha Cali gari iyo Barkad ayaa hada Waxaa ka dhex taagan xiisad dagaal iyadoo Labada Beelood Isku Soo Urursaden Ciidamo Beeleed Xoogan. War deg deg ah oo hada soo gaadhaya khaatumonews ayaa sheegaya in CaaqilContinue Reading