600 Deg Deg Daawo:C/Xakiin Cameey Oo Kaga Xanaajiyay C/wali Gaas, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:C/Xakiin Cameey Oo Kaga Xanaajiyay C/wali Gaas,

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/Xakiin Cabdullaahi Xaaji Cameey ayaa weeraray markale golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo uu ku tilmaamay inay haraadi yihiin.

Halkan Ka Daawo Video

Mr Cameey, ayaa ku eedeeyay dowlad goboleedyada inaysan dooneyn in horumar laga sameeyo Soomaaliya, sida uu sheegayna ay hortaagan yihiin inta ka hartay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada.

 

Kadib Heshiiskii dhexmaray dowladda iyo maamulada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed wuxuu sheegay inay sii dhamanayaan xubnaha ku haray golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada.

 

“Qolooyinkaan waxaa iminka oran karaa Haraadiga, Waare iyo SHariifka wey ka baxeen, Haraadiga waxaan ogahay inaysan dooneyn in horumar la gaaro, anigu waxaan qabaa in fakar wanaagsan ay la yimaadaan, wax kale ayay doonayaan waxay doonayaana lama yaqaan”ayuu yiri Cameey.

 

Wuxuu Cameey sheegay in seddexda madaxweyne ee kusoo haray golaha iskaashiga inay dhawaan iyagana meesha ka bixi doonaan, maadaama doorasho ay kusoo wajahan tahay Puntland iyo Jubbaland.

 

Golaha oo ay ku hareen maamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug waxaa guddoomiye ka ah madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021

Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021