Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Jigjiga Oo yidhi’Somaliland Qaraxyo iyo Rag Alshabab ah Ayay Usoo Gudbisa Itoobiya’
November 29, 2018
Jigjiga{Khaatumonews}Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka SomalidaMudane Mustafe Muxumud Cagjar ayaa markii ugu horreysay ku eedeeyay Maamulka Somaliland inuu qayb ka yahay dhinacyada amaan darrida kawada Kililka Shanaad.
Halkan Ka Daawo Video
Madaxwayne Cagjar ayaa sheegay in maamul Beeleedka Somaliland ay qaraxyo iyo dagaalamayaal Hubaysan usoo daabulayso Jigjiga si ay qalalaase ugaystaan,
Dhinaca kale waxa uu sheegay in Boliska Aduunka ee Interpol ay kala kaashan doonaan sidii dhibaatooyinka jigjiga kusoo wajahan looga hor tagilaha.