Maamul Beeleedla SNM ayaa in mudo ah waxaa uu isticmalaayay waraaqo ay ugu yeedhen lacagta shilin somaliland iyagoo qorshahoodu yahay ka cararka lacagta dalka ee shilin somaliga.balse aan dhaadin caqabada iyo dhibta ay reebayso waraaqahan aan meelna ka sharciyaysnen,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Hadaba lacagtan oo qaab xamasadaysan uga dhex shaqaynasay deegaanada burco hargaysa iyo tuulooyinka ka tarsan ayaa soo martay heerar kala duwan iyadoo gudaanadkii ku biyo shubatay inay ka dhaxlan shacanbka deegaankaasi sixir barar ,loo maaro waayay.

 

Tuulada gabilay oo kamid ah dhulka snm uuna ka soo jeedo muuse biixi ayaa si cad looga diiday ka shaqaynta lacagtaasi iyadoo ay diiden waliba waaxda cashuurada ee tuuladaasi.