War Deg Deg Ah:Hub iyo Ciidan Ka Goostay Somaliland Oo Isku Dhiibay Puntland.

Waxaa Maleeshiyada SNM Ee Ku sugan Duleedka Tukaraq maanta Ka soo goostay Ciidan iyo gadiid Dagaal Oo aad U badan siduu Warbaahinta u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka sool Ee Puntland Bilidhig Gelle.

 

Gudoomiye Bilidhig¬† Gelle oo ka hadlaaya hubka ka soo goostay SNm aya yidhi’Waan Soo Dhawaynayaa Walaalaha Gaadhiga Shilkuhu Saaran Yahay Kala Soo Goostay Jeegaanta Ee Soo Gaadhay Jiida Hore Ciidamada Daraawiishta Puntland, Waad Ka Timaadeen Meel Dulmi Yaal Waxaan Timaadeen Meel Xaq Iyo Walaaltinimo Taalo.

 

‘Waxaan Leeyahay Intiina Kale Ee Gebiley Ka Timid Ee Tirada Yar Ee Meesha Fooraha Iyo Dabayshu Buuraha Ku Garaacayso, isaga Kaalaya Ama Deggaanadiinii Kulaabta.’