Deg Deg Daawo Video:Oo Laascaanood Kaga Hadhay Muuse Biixi Sababta Ogow.

Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka Jeegaanta  Maxamed kaahin ayaa Safarkii muuse biixi laascaanood ku yimid kaga hadhay laascaanood.

Halkan Ka Daawo Video

Qorshaha ugu weyn ee maxamed kaahin ugu hadhy gobolka sool ayaa ah maleegida qorshayaasha lagu hurinaayo xalaada nabad galyo daro oo koonfurta sool ka dhacda iyo fashilinta gogosha jigjiga  iyadoo loo eekaysinaayo in ay ka shaqeenayan arrimaha amniga laascaanood balse xaalada dhabta ahi tahay in maxamed kaahon dhigo qorshayaal mar kale dhiig loogu daadin lahaa koonfurta sool.