Deg Deg Daawo Video:Buuhoodle Lagu Soodhaweeyay Nabadoon Cusub.
Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle ayaa kulan soodhaweyn ah u sameeyay nabadoon cusub oo dhawaan lagu caleema saaray deegaanka Jarmalka ee Gobolka cayn ,nabadoon kaasi oo lagu magacaabo caaqil xasan sheekh saleebaan
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.