Daawo Video:C/wali Gaas ‘Sidan U Qabtay Xilka puntland Dagaal Kamaysan Bixin’

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Qardho ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee guud ahaan deegaamada Puntland.

Halkan Ka Daawo Video

Madaxweynaha dowladda Puntland oo ka hadlay xaaladaha ammaan ee xuduudaha iyo magaalooyinka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuu dagaal ku bilowday wuxuuna xusay in ciidanka Puntland ay u diyaarsan yihiin.