Deg Deg Daawo Video:Isimada Beelah Qayaad iyo Bahrarsame Oo Shir Ku Qabtay Jigjiga.

Labada isim Ee Beelah cabdi Garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad Bahrarsame oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Jigjiga ayaa Ka warbxiiyay Halku Maraayo shirkii nabadeenta beelaha Koonfurta sool.

Halkan Ka Daawo Video

Garaad jaamac garaad Cali iyo Garaad Mukhtaar Garaad cali Buraale oo siwada jira warbaahinta ula hadlay  iyagoo ku sugan jigjiga waxaa aysheegen in gogosha nabada ay marayso meel wacan oo gabogabo ah dhawaana la soo afmeraayo.