Hoggaanka Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray weerarkii Shalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo lala bartilmaameedsaday C/weli Cilmi Yare oo caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Dhagayso
Sheekh Cali dheere oo ah afhayeenka Al-shabaab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay waxa uu ku faah faahiyey weerarkii maanta Al-shabaab ay ku qaadeen xarunta C/weli Cilmi Yare oo ku taalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana uu Cali Dheere baaq u diray shacabka ku dhaqan Gaalkacyo.