Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali waraabe ayaa maanta sheegay in xisbigiisu aanu Aqoonsaneen Golaha wakiilada maamulka SNM Kuwaaso oo u ku tilmaamay kuwo sharci daro ku fadhiya booska.
Halkan Ka Daawo Video
Hadalka Faysal waxaa dhibsaday oo goobta taagna Axned cabdi dheere oo ah Gudoomiye KU xigeenka Labaad ee Xisbiga jeegaanta Kulmiye kaaso isna sheegay in ay kalsoonida kala laaban doonan xisbiga faysal balse islamarkiiba waxaa ka ag hadlay faysal oo xata ku sigtay in uu u gacan qaado.
Hoos Ka Daawo Muqaalka Labada Masuul