Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Daawo Video:Ehelka Ninkii Aflagadeeyay Nabi Maxamed Oo Ka Hadlay Weerarkii Shalay Lagu Dilay,
Inta la xaqiijiyey in ka badan 20 ruux oo uu kujiro Cabdiweeli Cali Cilmi Yare oo siweyn looga yiqiin gobolka Mudug ayaa ku dhintey weerar shalay subaxnimadii hore ee ka dhacay koonfurta magaalada Galkacyo.
Halkan Ka Daawo Video
Weerarkaan oo loo adeegsaday banbaanooyin iyo qoryaha fudud laguna qaaday xarun ay deganayd Kooxda Cabdiweli ayaa waxaa masuuliyaddiisa sheegatay kooxda Alshabaab oo tilmaantay inay ku beegsatay qudhiisa.
Haddaba qaar kamid ah ehelka Cabdiweli Cali Cilmi yare ayaa ka hadlay weerarkaasi, dilkiisa iyo ficiladii uu samayn jirey oo ay dhaliil sanaayeen dad badan oo Soomaaliyeed siweynna looga hadal hayey guud ahaan Soomaaliya.
Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.