600 War Deg Deg Ah:Qarax Culus Oo Gilgilay Muqdisho | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Qarax Culus Oo Gilgilay Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor-dhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxaan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir, ayaa waxa uu ka dhacay xaafada Kaawa-Godeey ee degmada Wadajir.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay suuq ku yaalla isgoyska Kaawa-Godeey oo khaadka lagu iibiyo.

Qaraxa ayaa ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa goobta gaaray, kuwaas oo xiray aaga uu qaraxa ka dhacay. Sidoo kale waxa socda gurmad loo sameynayo dadka ku waxyeeloobay qaraxa

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...