Dhulbahantaha dawlad Deegaanka soomaalida dagan oo samaystay garaad cusub oo kamid noqonaya isimada dawlad deegaanka.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo video

Garaad Axmed Caydiid Oo Kamid ah isimaad Deegaanka Soomaalida itoobiya Ayaa dhawaan lagu caleema saari Doona gobolka doolo magaalada wardheer.

Wakhtiga caleema saarka ayaa loo cayimay bisha shanaad ee sanadka cusub 2019.