600 War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Ka Qarxay Xuduuda Soomaaliya iyo Ethiopia | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Ka Qarxay Xuduuda Soomaaliya iyo Ethiopia

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaanka Kaxandhaale oo dhaca xuduuda u dhaxeya Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal xoogan.

 

Dadka deegaanka ayaa Khaatumo News  Online u sheegay in dagalkaasi la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dadka dagaalamaya la sheegayaa inay yihiin xoolo dhaqato.

 

Walow aan la ogaan karin khasaaraha dagaalka, ayaa haddana wararka aan heleyno waxay sheegayaan in hub culus ay isku adeegsanayaan maleeshiyaadka ku dagaalamaya deegaanada Xuduuda ay ka wadaan gobolka Galgaduud.

 

Xoola dhaqata ayaa dagaalkooda wuxuu ka bilowday ceel biyood iyo dhul daaqsimeed ku yaala deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud gaar ahaan dhanka xuduuuda , sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...