Laascaanood{Khaatumonews}Hogaamiye Beeleedka SNM Muuse Biiix cabdi ayaa maalintii Shalay ahayd waxaa uu sawiro iyo muqaal Been abuur ah iskaga qaaday Maleeshiyaad kamid ah kuwa snm ee ku sugan Taliska Goojacade iyo Gambadhe ee Duleedka laascaanood.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Muuse Biixi Waxaa uu warbaahinta gashaday  in uu booqday deegaanka tukaraq  balse waxaa ay booqashada ku tegay tuulada Gambadha  iyo taliska goojacade ee duleedka laascaanood.

 

Hor Jooge Muuse Biixi  oo Ay usuuro gali weyday in uu booqdo Tukaraq Waxaa uu lacag aad u badan ku bixiyay dhanka warbaahinta si ay ugu  codeeyaan warka in uu tukaraq booqday..