Xubno kamid ah Barlamaanka Jabhada SNm Ayaa ka hadlay Socdaalkii Hogaamiye Beeleedka SNm ku yimid Gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood maalintii Shalay ahayd.
Halkan Ka DaawoVideo
Xildhibaan nacnac oo kamid ah Barlamaanka SNm ayaa sheegay in uu Muuse tagay Laascaanood kalinayan u hadhay in uu tago Badhan.