600 War Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Loo Galay Jidka iyo Cida Ugashay.Muqaal Xaasaasi ah. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Loo Galay Jidka iyo Cida Ugashay.Muqaal Xaasaasi ah.

Dhalinyaro gadoodsan oo naftood Hurayaal ah ayaa Jidka U galay Hogaamiyaha maamul Beeleedka Isaaq muuse Biixi cabdi oo Ku sugan Duleedka laascaanood Gaar ahaan Hotel Hamdi.

Halkan Ka Daawo Video

Dhalinyaro Aad uga cadhaysan safarka muuse biixi ee Gobolka sool ayaa Jidka U Galay Muuse Biix iyo Kolonyo Kamid ah gaadiidka Galbinaayo kuwaaso kala Hortagay dhagax.

 

Kacdoonka dhalinyarada Sool oo Hada ka soconaaya Gudaha iyo duleedka laascaanood ayaa maamulka SNM waxa ay U Adeegsanayan Shacabka Hubka cul culus.

Hoos Ka Daawo Sida Muuse Jidka loogu Galay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...