War Deg Deg Ah:-Xabad Culus Oo Ka Dhacaysa LAASCAANOOD

Laascaanood{Khaatumonews}Magaalada laascaanood waxaa goordhaweyd Soo Gaadhay Hogaamiyaha maamulka Jeegaanta Muuse Biixi cabdi.

 

Muuse Oo Ay galbinayaan Boqolaal Maleeshiyaad ah ayaa soo dhexmaray gudaha laascaanood.

 

Balse waxaa uu kala kulmay Mudaharaad iyo kacdoon shacab.

 

Maleeshiyada SNM ayaa shacabka u adeegsatay rasaas aad u faro badan taaso hada ka dhacaysa gudaha laascaanood.

 

Xaalada laascaanood ayaa kacsan waxaana  magaaladu tahay mid Bandow ah iyadoo goobkasta ay ka dhacayso raasas xoog badan,

Lasoco Khaatumonews.com